More Articles
African countries should at the next heads of state summit review their membership in the State Parties to the Rome Statute of the International Criminal Court (ICC), Ugandan President Yoweri Museveni has said.
Full Story
Khamiis, Oktoobar 09, 2014 (HOL) โ Ergayga Midowga Afirka isla markaana ah madaxa AMISOM, danjire Maman Sambo Sidikou oo maanta ka hadlay shir qayb ka ah dadaallada lagu doonayo in looga hortago xadgudubyada ay geystaan ciidamada AMISOM, isagoo mid nasiib-darro ah ku tilmaaamay eedaha ku aaddan kufsiga haween Soomaaliyeed ay askar ka tirsan AMISOM u geysteen.
Warkii oo dhan
Arbaco, Oktoobar 08, 2014 (HOL) โ Ugu yaraan saddex xaaji oo Somali ah ayaa siyaabo ala duwan ugu dhintay intii lagu jiray gudashasa Xajka ee sannadkan, iyadoo Sucuudigu ay sheegtay in khasaaraha ka dhalan jiray xajka uu aad uga yar yahay sannadihii hore.
Somali leaders in Minneapolis will ask the City Council this week to consider adding a Somali community to its list of sister cities โ a move that would ...
Talaado, Oktoobar 07, 2014 (HOL) โ Ugu yaraan laba askari ayaa ku dhintay, tiro kalena way ku dhaawacmeen iska-horimaad albaabka hore ee dekedda Muqdisho ku dhex-maray gellinkii dambe ee maanta cidiammo kawada tirsan dowladda Soomaaliya.
Somalia's first-ever cash withdrawal machine has been installed in the capital, Mogadishu.
Isniin, October 6, 2014(HOL)โHaddii koox burcad ah ay gurigaaga u soo dhacaan xilli habeen ah, ay kaa dhacaan hanti, ayna dilaan ubadkaaga oo jira kaliya 14 bilood, isla markaana uu 22 sano kaddib kaa horyimaado mid ka mid ah dadkii dhibkaas kuu geystay oo cafisna ku weydiisto maxaad sammeyn lahayd. Danjire Maxamed Cali Nuur Ameeriko ayay dhacdadaas ku dhacday sanadkii 1992-kii.
President Uhuru Kenyatta has appointed William Ruto as Acting President for the duration he will be away attending his case at the International Criminal Court.
Axad, Oktoobar 05, 2014 (HOL) โ Xildhibaanka keliya ee Muslimka ah ee Congress-ka Mareykanka ku jira, Keith Ellison ayaa ka hadlay kufsi ay ciidammo ka tirsan AMISOM u geysteen haween Soomaaliyeed, isagoo sheegay in Mareykanka oo ah kan dhaqaalaha ugu badan ku bixiaya howlgalkan ay mas'uuliyadi ka saaran tahay sdiii baaritaan dhab ah loogu sameyn lahaa xad-gudubka ay ciidammo ka socda Burundi iyo Uganda u geysteen haween Soomaaliyeed.
NAIROBI, Kenya (HOL) -- The United States, being the leading financier of the African Union mission in Somalia, has a responsibility to ensure that the continental mission investigates recent reports of rape and abuses against Somali girls and women by Ugandan and Burundian peacekeepers operating in the country's capital, said a US congressman.
Sabti, Oktoobar 04, 2014 (HOL) โ Degmada Baraawe ee gobolka Shabeellada hoose ayaa waxaa ka socda barakac ay sameynayaan dadweynaha, iyadoo la sheegay in degmadan oo ahayd saldhigga ugu weyn ee Al-shabaab ay ku lahayd Koonfurta Somalia ay isaga baxeen xubno ka tirsan Al-shabaab oo wata gaadiidka dagaalka.
Al-Qaeda-aligned militants are withdrawing from their last major stronghold on Somalia's southern coast, residents in Barawe have told the BBC.