More Articles
Arbaco, Feberaayo 18, 2015 (HOL) Alle ha u naxariistee waxaa ku geeriyooday Magaalada Calgary ee wadanka Canada Ganacsade Mahdi Cabdi Baajeeyte oo ahaa Ganacsade aad looga yaqiinay magaalada Calgary iyo guud ahaan dalka Canada
Warkii oo dhan
MOGADISHU (HOL) --- Hundreds of Somali troops have been deployed on the main streets of the Somali capital Wednesday, inspecting cars and passengers in a counter-insurgency operation in the city which has seen deadly attacks by militants.
Full Story
Calgary has lost a legendary business man, restaurant owner and personality. Marco Abdi, owner of Italian restaurant La Brezza in Bridgeland for about 30 years, died of lung cancer on Sunday in a Calgary hospital.
Talaado, Feberaayo 17, 2015 (HOL) โ Abuukar Jaamac Cawaale (Qaad-diid) oo dhawaan soo gaaray magaalada Garowe ayaa maanta abaalmarin ka guddoomiy wasaaradda wax-barashada Puntland ,ka dib kulan soo dhaweyn ah oo lagu qabtay xarunta wasaaradda.
MOGADISHU (HOL) --- Four people including three Somali government officials were killed in a drive-by shooting in the Somali capital Monday, officials said.
Isniin, Feberaayo 16, 2015 (HOL) โ Afar qof oo uu ku jiro darawalkii gaarigii ay wateen saddex sarkaal oo ka tirsanaa shaqaalaha garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee Muqdisho ayaa maanta lagu dilay isgoyska KM-4 ee Muqdisho, iyadoo dilka xubnahan ay sheegatay Xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya.
Axad, Feberaayo 15, 2015 (HOL) โ Iyadoo maanta uusan Somalia imaan Jaadkii laga keeni jiray dalka Kenya, ayaa waxaa aragtiyadooda ka dhiibtay haweenka ka ganacsada Qaadka oo ay noloshoodu ku tiirsan tahay iyo ragga sida joogtada ah u cuna.
MOGADISHU (HOL) -- At least ten people were killed in south-western Somalia, after the Al-Qaeda-linked militants ambushed an African Union forces convoy, prompting a heavy fighting between the two sides in a rural village on Sunday, residents said.
MOGADIDSHU -- Somali parliament speaker Mohamed Osman Jawari has denied the extension of the current government beyond 2016.
Sabti, Feberaayo 14, 2015 (HOL) โ Maxkamad ku taalla dalka Talyaaniga ayaa Jimcihii shalay ah waxay ku xukuntay muwaadin Soomaaliyeed oo lagu magacaabo, Maxamuud Cilmi Muxudiin xabsi gaaraya 30-sano.
Jimco, Feberaayo 13, 2015 (HOL) โ Agab millateri oo hordhac u ah qaybtii labaad ciidan ka socda dalka Jabuuti oo ka mid noqonaya AMISOM ayaa maanta gaaray xarunta gobolka Hiiraan ee Baladweyne.
One of East Africaโs richest men, Abdourahman Boreh, will spend the week after next in a London court as his lawyers attempt to overturn an earlier order that labels him a terrorist and has frozen more than $100-million of his assets.