More Articles
President Barack Obama has nominated a career diplomat to be the first U.S. ambassador to Somalia in nearly 25 years, filling a post that has been vacant since the Horn of Africa country collapsed into chaos in 1991, forcing the closure of the American embassy.
Full Story
MOGADISHU - The United Nations, African Union, European Union, Inter-Governmental Authority on Development (IGAD), United Kingdom and the United States of America have welcomed efforts by local elders and business people in Somaliaโs central regions to mediate a peaceful solution to the recent conflict in Guricel.
Talaado, Feberaayo 24, 2015 (HOL) โ Wararaka laga helayo magaalada Guri-ceel ee gobolka ayaa sheegaya inuu dagaal culus oo madaafiic la isku weydaarsanayo uu ka socdo degmadaas, kaasoo u dhexeeya ciidamada dowladda Somalia iyo xoogagga Ahlusunna Waljamaaca.
Warkii oo dhan
Isniin, Feberaayo 23, 2015 (HOL) โ Ciidanka booliiska oo kaashanaya kuwa millateriga ayaa maanta xoog ku furay waddooyin ka tirsan kuwa magaalada Laascaanood ee gobolka Sool oo ku xirmay rabashado ka dhaceen maanta.
MOGADISHU (HOL) ----Huge inferno has engulfed a fuel market in the Somali capital, razing petrol shops and fuel depots in a city that lacks proper firefighting system, officials said on Monday.
Axad, Feberaayo 22, 2015 (HOL) โ Wasiirka Amniga Gudaha xukuumadda Soomaaliya, C/risaaq Cumar Maxamed ayaa markii ugu horreysay sheegay in ruux haweeney ah ay ka mid ahayd labadii qof ee fuliyay weerarkii is-miidaaminta ahaa ee Jimcihii lasoo dhaafay lala beegsaday Hoteelka Central ee magaalada Muqdisho.
MOGADISHU -- Former Somali Member of Parliament Salat Ali Jelle said Saturday he personally knew a woman suicide bomber who attacked Central Hotel in Mogadishu on Friday.
Sabti, Feberaayo 21, 2015 (HOL) โ Xuska maalinta caalamiga ah ee Afka Hooyo iyo bar-naamij loogu magac-daray xuska toddobaadka afka Soomaaliga ayaa maanta lagu Qabtay Muqdisho, iyadoo ay ka qaybgaleen madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, madaxweynaha dalka Jabuuti, Ismaaciil Cumar Geelle, afhayeenka baarlamaanka Somalia, Maxamed Sh. Cismaan Jawaari, wasiirro labada dal ka socda iyo marti-sharaf kale.
MOGADISHU (HOL) --- Battling for improving the literacy for the Somali language, Somalia's president and his Djiboutian counterpart laid foundation stones for a new a academy aiming to enhance the Somali language spoken by the two countries.
MOGADISHU (HOL) ---An attack on a luxury hotel in Somalia's capital killed twenty people, including two legislators, and stoked fears that the Al-Qaeda linked militants can access into sensitive locations in the city, officials told HOL.
Jimco, Feberaayo 20, 2015 (HOL) โ Hotel Central ayaa maanta lagu qaaday weerarro is-miidaamin ah oo ay masโuuliyadooda sheegatay Xarakada Al-shabaab ee Soomaaliya oo dagaal kula jira ciidamada dowladda iyo kuwa AMISOM.
Minneapolis: A Minnesota man pulled off an airplane bound for Turkey last year has been indicted on charges of conspiring to support Islamic State and lying to federal agents investigating recruitment by militant groups, prosecutors said on Thursday.