More Articles
Jimco, May 01, 2015 (HOL) โ Waxaa maanta si rasmi ah uga furmay xarunta gobolka Hiiraan ee Baladweyne shir dib-u-hishiisiineed oo ay ka qeyb-gallayaan ergo ka kala socta dhamaan beellaha wadda dega gobolka Hiiraan, waxaana shirkaa si rasmi ah u furay ku-simaha guddoomiyaha gobolka Sheekh Xusseen Cismaan Cali.
Warkii oo dhan
Explosions rang out in the Lower Shabelle region of southern Somalia Thursday, according to local media reports.
Full Story
Khamiis, Abriil 30, 2015 (HOL) โ Kulan ay golaha wasiirrada xukuumadda Soomaaliya ay maanta ku yeesheen magaalada Muqdisho ayaa taliyeyaal cusub loogu kala magacaabay ciidamada booliiska iyo Asluubta Soomaaliya.
Somalia in 2014 exported a record five million livestock to markets in the Gulf of Arabia thanks to heavy investments in animal disease prevention backed by the European Union and the United Kingdom, the United Nations Food and Agriculture Organization (FAO) said today.
Arbaco, Abriil 29, 2015 (HOL) โ Madaxweynayaasha maamullada Jubbaland iyo Koonfur Galbeed ayaa maanta duhurkii soo gaaray magaalada Garoowe, waxaana sii diirran u soo dhaweeyay madaxda Puntland oo isugu jiray qaybo kala duwan.
Salat became a member of the Islamist al-Shabab group in Somalia more by bad luck than inclination; he happened to be one of nine boys standing by the school gate when the group raided his school looking for โrecruits.โ
Talaado, Abriil 28, 2015 (HOL) โ Xildhibaannada baarlamaanka maamulka Jubba ayaa maanta doortay guddoomiyaha baarlamaanka iyo labadiisa ku xigeen; kaddib kulan ay ku yeesheen xildhibaannadu xarunta caymiska ee magaalada Kismaayo.
A three-day Stakeholders Forum will be held April 27-29 to review draft guidelines for the establishment of a Somalia Maritime Administration.
Isniin, Abriil 27, 2015 (HOL) โ Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa maanta furay kal-fadhigii lixaad ee baarlamaanka Somalia, iyadoo kulanka uu goobjoog ka ahaa raโiisul wasaaraha Soomaaliya, Cumar C/rashiid Cali Sharmaโarke iyo guddoomiyaha baarlamaanka, Maxamed Sh. Cismaan (Jawaari) oo kulanka shir-guddoominayay.
Axad, Abriil 26, 2015 (HOL) โ Maamulka caasimada Puntland ee Garoowe ayaa sheegay inay u diyaar-garoobayaan soo dhaweynta madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud iyo hoggaamiyeyaasha maamullada KMG ah ee Jubba Sh. Axmed Madoobe iyo Koonfur-galbeed, Shariif Xasan Sheekh Aadan oo dhawaan socdaal ku tagaya Garoowe.
MANDERA (HOL) ----Facing prosecutions and clampdown by Kenyan forces after series of attacks across Kenya, refugees in the world's largest refugee camp have dismissed the government's claims that the camp shelter terrorists who carried out deadly attacks in the East African nation.
Late last week, scores of immigrants filled the seats of the dimly lit conference room in the Minneapolis Brian Coyle Center as a group of lawyers addressed the crowd about their legal rights when it comes to police interactions.