More Articles
MOGADISHU (HOL) ----Two days after Kenyaโs foreign minister said that Somalia had agreed to pursue arbitration outside the United Nationโs highest court to end the long-running border dispute linked to lucrative oil and gas reserves in the Indian Ocean, Somalia insists on legal case to resolve the matter.
Full Story
On July 1, 2015, Somalia will be celebrating 55 years of independence - and doubtless it has been a tough and painful ride.
Talaado, Juun 30, 2015 (HOL) โ Shirkadda African Energy ee ka Diiwaan-gashan Dalka Canada, Sahmin Shidaalna ka wadday deegaanno ka tirsan Puntland ayaa ku dhawaaqday inay isaga baxday deegaannadaas, iyadoo u sababeysay ka bixideeda Puntland arrimo amni iyo Khilaafka Sahminta macdanta ee u dhexeeya maamulka Puntland iyo Dowladda Dhexe ee Somalia.
Warkii oo dhan
Isniin, Juun 29, 2015 (HOL) โ Guddiga doorashooyinka madaxweynaha iyo madaxweyne ku xgeenka Maamul-goboleedka Galmudug ayaa maanta lagu dhawaaqay, iyadoo guddigu uu ka kooban yahay sagaal xubnood oo ay ku jiraan saddex haween ah, iyadoo dhawaan la shaaciyay in doorashada madaxweynaha iyo madaxweyne ku xigeenka Galmudug ay dhici doonto 04-ta bisha July ee soo socota.
With its base in Somalia and links to al-Qaeda, al-Shabab has carried out several attacks against neighboring Kenya that has made the militant group a potent threat in the region.
Axad, Juun 28, 2015 (HOL) โ Saraakiisha Ciidamada Uganda ee ka tirsan AMISOM ayaa ka Warbixiyay Xaaladda Deegaanka Toora-toorow, kaddib markii ay kala Wareegeen Al-shabaab horraantii bishan, iyagoo sheegay in Deegaankaan ay Saldhig weyn ku lahayd Al-shabaab, sida lagu sheegay Warbixin Axadda maanta ah lagu Daabacay Wargeyska New Vision ee kasoo baxa magaalada Kampala ee dalka Uganda.
UPDF soldiers under the African Mission in Somalia (AMISOM) have liberated Tortorow, a town in the lower Shabelle region of Somalia, overrunning an Al-shabaab camp in the process.
Sabti, Juun 27, 2015 (HOL) โ Dowladda Burundi ayaa sheegtay in tiro ka badan 50-askari looga dilay weerarkii ay xoogag ka tirsan Xarakada Al-shabaab shalay oo Jimco ahayd ku qaadeen xero ay ciidanka AMISOM ku laahaayeen deegaanka Leego oo ka tirsan gobolka Shabeellada Hoose.
MOGADISHU - Dozens of soldiers were killed Friday when Somaliaโs Al-Shabab insurgents overran an African Union base, witnesses said, describing intense fighting which left corpses strewn around.
Jimco, Juun 26, 2015 (HOL) โ Ugu yaraan 40 ruux ayaa ku dhintay weerar Al-shabaab ay maanta ku Qaadday Saldhig Ciidamada AMISOM ay ku leeyihiin Deegaanka Leego ee Gobolka Shabeellada Hoose, iyadoo Al-shabaab ay ka hadashay weerarkaas, sheegtayna inay ku dishay in ka badan 50-askarta AMISOM ka tirsan.
GAROWE (HOL) ----Heavily armed soldiers have been deployed across the semiautonomous northern Somali region of Puntland to tighten security after hundreds of rebellious soldiers led by a former senior police general defected over what they described as โmissingโ basic rights, including lack of salary and well-fare.
HARGEISA (HOL) โ Two major opposition parties in the breakaway northern Somalia region of Somaliland have accused the government of violating a recent deal of holding election on July 27th by trying to postpone timely elections.