More Articles
Khamiis, Janaayo 21, 2016 (HOL) โ Ugu yaraan Shan ruux ayaa ku geeriyootay, 20-ruux oo kalena way ku dhaawacmeen Weerarro isugu jiray Qaraxyo iyo kuwo Toos ah oo ay Al-shabaab caawa fiidkii ku qaadday Baarka LIIDO Sea Food oo ka mid ah baararka ku yaalla Xeebta Liido ee magaalada Muqdisho.
Warkii oo dhan
Arbaco, Janaayo 20, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud oo maanta Dugsiga Tababarka Ciidamada ee Muqdisho Tababbar ugu soo xiray dufcaddii saddexaad iyo qaybtii ugu horreysay ee ciidanka kumaandoosta Somalia ee sida gaarka ah u Tababaran oo Qalin-jabiyay.
The Standard has established that the commander (name withheld) is from the Eldoret-based 9th Kenya Rifles. He was on his second tour of duty, having served in southern Somalia before, according to military sources.
Full Story
MOGADISHU (HOL) โ Somaliaโs international partners have dismissed the possibility of term extensions for Somali leaders, in accordance with repeated declarations to that effect by the countryโs legislature and executive.
Talaado, Janaayo 19, 2016 (HOL) โ Beesha Caalamka ayaa shaacisay inay Mas'uuliyiinta Somalia ka filayso inay si deg-deg ah ugu soo Gudbiyaan goโaan ku saabsan hab Doorasho oo la isku raacsan yahay oo ka dhacda Soomaaliya; isla markaana aanu xilli loo kordhinayo Dowladda Federaalka Somalia ee xilliga uu ka dhamaanayo daba-yaaqada Sannadkan.
Immigrants will have to demonstrate how they have improved their English after two-and-a-half years or face being deported, David Cameron has said.
Isniin, Janaayo 18, 2016 (HOL) โ Dowladda Kenya ayaa shaacisay markii ugu horreysay in qiyaastii 80-Askari oo ka tirsan ciidamadooda ay ku Wax-yeelloobeen Weerarkii ay Al-shabaab ku qaaday Jimcihii lasoo dhaafay saldhigga ciidamada Kenya ee Ceel-cadde oo ka tirsan gobolka Gedo.
NAIROBI (Reuters) - Somalia received a pledge of aid for $50 million from Saudi Arabia this month on the same day it announced it was cutting ties with Saudi rival Iran, a document seen by Reuters showed.
Axad, Janaayo 17, 2016 (HOL) โ Waxaa maanta soo gabagaboobay shirweeynihii qaran ee looga tashanayay aayaha Soomaaliya, kaa oo ay kasoo qeybgaleen madaxda dowladda dhexe ee Soomaaliya iyo kuwa dowlad goboleedyada.
The al Shabaab attack in Somalia on Friday is "unforgivable", the country's government has said, adding the sacrifice of Kenyan soldiers "will not be in vain".
Sabti, Janaayo 16, 2016 (HOL) โ Somaliland ayaa waxaa maanta rasmi ah uga billowday Diiwaan-gelinta cod-bixiyeyaasha doorashada ka dhici doonta Somaliland bisha Maarso ee sanadka soo socda ee 2017-ka.
Jimco, Janaayo 15, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Kenya, Uhuru Kenyatta ayaa sheegay Jimcaha maanta ah in tiro ciidamadooda AMISOM ka tirsan ay Al-shabaab dishay, kaddib markii ay weerareen saldhig ay ku lahaayeen Somalia, laakiin ma sheegin tirada ciidamada laga dilay, iyadoo Al-shabaab ay sheegtay inay ku dileen weerarkaas 63-askari oo Kenyan ah.