More Articles
MOGADISHU (HOL) – Fighters from the Al-Qaeda linked Al Shabab group attacked a popular hotel in the Somali capital on Friday evening, police said, with all five attackers were killed in a shootout with security forces along with eight civilians killed in the two blasts.
Full Story
Jimco, Feberaayo 26, 2016 (HOL) — Ugu yaraan 14-ruux oo ay ku jiraan Shan Al-shabaab ka tirsan ayaa la sheegay inay ku Geeriyoodeen, tiro kalena way ku dhaawacmeen Qaraxyo iyo Iska-horimaad Fiidnimadii Caawa ka dhacay Muqdisho, kuwaasoo Mas'uuliyadooda ay sheegatay Al-shabaab.
Warkii oo dhan
KDF has denied the Somalia President's report that 180-200 Kenyan troops were killed in the attack in El Adde, Somalia on January 15.
Khamiis, Feberaayo 25, 2016 (HOL) —Maamulka degmada Kismaayo ayaa ka digay nolosha dadka qaxootiga ah ee laga soo daad gueeynayo xerooyinka Dhadhaab ee la keenayo magaalada Kismaayo iyo qeybo ka tirsan gobollada Jubaland, , kuwaa oo uu maamulku sheegay in ay heeystaan dhibaatooyin dhanka nolosha ah.
MOGADISHU (HOL) – Somali and African Union forces retook two frontline towns in south and central Somalia from militants Wednesday, as parts of a new military push aimed at recovering lost territory and opening a major road linking Somali capital to central regions, officials, residents said.
Arbaco, Feberaayo 24, 2016 (HOL) — Waxaa lagu soo Gunaanaday Magaalada Istanbuul ee dalka Turkiga shir looga hadlayay arrimaha Somalia oo socday laba casho, kaasoo laga soo saaray war-murtiyeed ka kooban 31-qodob.
Talaado, Febraayo 23, 2016 (HOL)-Hoggaamiyaha isbaheysiga mucaaradka Kenya ee CORD Raila Odinga ayaa sheegay in hubka ciidamada Kenya ee KDF oo tayo xun dartii ay keentay in bishii lasoo dhaafay ee Janaayo weerarkii Ceel Cadde ay tirada dhimashadoodu badatay.
ISTANBUL (HOL) – A global forum aimed at shoring up the humanitarian aid for the war-racked horn of Africa nation open in Istanbul Tuesday with the country’s political stakeholders and donors among the attendants.
Isniin, Feberaayo 22, 2016 (HOL) — Ra’iisul Wasaaraha Somalia, Cumar C/rashiid Cali Sharma’arke oo Magaalada Istanbuul ee waddanka Turkiga uga Qayb-galaya kulan looga hadlayo Xiriirka Ganacsi ee Somalia iyo Turkiga ka dhexeeya; ayaa uga Warramay HOL xayiraaddii maalin ka hor loogu geystay isaga iyo wafdigiisa Garoonka Diyaaradaha Jomo Kenyatta ee magaalada Nairobi ee dalka Kenya.
Istanbul is set to host a global meeting focused on humanitarian aid to Somalia, which is scene to persistently high and alarming levels of food insecurity and malnutrition, with an estimated 4.7 million people - nearly 40 per cent of the Somali population - in need of humanitarian assistance.
Axad, Feberaayo 21, 2016 (HOL) — Maxkamadda degmada Laascaanood ee gobolka Sool ayaa waxaa saakay ka furantay Dacwad ay isku haystaan saddex qoys oo wiil da’diisa lagu sheegay intay tahay 13-jir oo uu Gacanta ku hayay Muddooyinkaan Xog-hayaha Dowladda Hoose ee Dagmada Laascaanood, Cabdi Khayre Dirir.
Somalia Prime Minister Omar Abdirashid Sharmarke was yesterday detained for several hours in Nairobi for breaching protocol. The embarrassing incident that could test diplomatic relations between Kenya and war-torn Somalia happened mid-morning yesterday at the Jomo Kenyatta International Airport.