More Articles
MOGADISHU (HOL) โ For Ahmadey Saney, a 60-years-old Somali man, missing out schooling when he was younger didnโt serve the end of his dream but rather a struggle that took to him to a new journey to recapture lost opportunities.
Full Story
Talaado, May 31, 2016 (HOL) โ Waxaa jirta Oraah Soomaaliyeed oo ah [Waxbarashadu da' malaha] dabcan arintaa waxaa ka dhabeeyay Axmed Max'ed Cali Saney oo ah 60 sano jir sanadka ka mid noqday ardeyda u fariisatay imtixaannaadka shaadiga ee dugsiyada sare ee dalka.
Warkii oo dhan
MOGADISHU (HOL) โ A Somali military court convicted two men of being the masterminds of a bomb explosion in a Somali airliner which made an emergency landing at the Mogadishu airport in February and handed them to life term sentences.
Isniin, May 30, 2016 (HOL) โ Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa maanta Xukunno kala duwan ku riday dadkii loo heystay qaraxii diyaaradii Daallo Airlines ee 02-dii bishii Febraayo ee Sanadkan 2016-ka, lala beegsaday, iyadoo garoonka Muqdisho ka duushay kuna socotay Dalka Jabuuti, Waxaana Mas'uuliyadda weerarkaas sheegatay Al-shabaab.
MOGADISHU (HOL) -Struggling to tackle the high unemployment rates in the long-chaotic country, Somaliaโs government announced a new project which aims to create thousands of jobs in the hope of reducing poverty and economic grievances among youth in the horn of Africa nation.
Axad, May 29, 2016 (HOL) โ Xukuumadda Somalia ayaa gellinkii dambe ee maanta lagu Wareejiyay Markab Siday Mucaawino gaaraysa 11,000 oo Tan, kaasoo Dowladda Turkiga ay ugu Deeqday Shacabka Soomaaliyeed, Maantana ku soo Xirtay Dekedda Muqdisho.
Real Madrid earned Europe's biggest club trophy for a record 11th time by defeating Atletico Madrid 5-3 on penalties as the Champions League final finished 1-1 after extra-time on Saturday.
Sabti, May 28, 2016 (HOL) โ Dadka ku nool Xaafada Buundo-weyn ee magaalada Beled-weyne ee Xarunta Gobolka Hiiraan, ayaa ka Cabanaya Cudurro kala duwan oo Durbaba ka dhashay Fatahaadda Webiga Shabeelle.
WASHINGTONโ The Managing Director of the International Monetary Fund (IMF) approved on May 16, 2016 a Staff-Monitored Program (SMP) for the Federal Republic of Somalia, covering the period of May 2016โApril 2017.
Jimco, May 27, 2016 (HOL) โ Saraakiisha iyo Ciidamada Jabuuti ee Qaybta ka ah Howl-galka Midowga Afrika AMISOM, ayaa la arkayay maanta iyaga oo ku dhax-jira Qoysaska ku Barakacay Fatahaaddii iyo Dagaalladii Beledweyne una qeybinaya Bustayaal, iyo Mar-kaneeco, iyaga oo aan wax cabsi ah muujin.
Khamiis, May 26, 2016 (HOL) โ Nin rayid ah oo lagu magacaabo Naasir Jaamac Guuleed (Deeq) ayaa maanta Toogasho ku dilay Askari ka mid ahaa ilaalada gudoomiyaha degmada Berbera oo la oran jirya, Cabdi Ismaaciil Muxumed, kaasi oo ay isku haysteen Dhul uu mid waliba dhankiisa ka sheeganayey sharci inuu u haysto.
MOGADISHU (HOL) โ The Al-Qaeda linked militant group in Somalia is planning to launch major attacks targeting western interests in retaliation for deadly air raids by the United States that killed fighters and leaders of the group in the horn of Africa nation in recent months, sources said Thursday.