More Articles
Jimco, July 01, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sh. Maxamuud, ayaa maanta xuska 56 guurada xornimada iyo Midnimada Dalka awgeed ubax dhigay Taallada Daljirka Daahsoon ee magaalada Muqdisho.
Warkii oo dhan
MARSEILLE โ Ricardo Quaresma scored the winning penalty as Portugal beat Poland 5-3 in a shootout in the European Championship quarterfinals on Thursday following a 1-1 draw after extra time.
Full Story
Khamiis, Juun 30, 2016 (HOL) โ Madaxweyne ku xigeenka Galmudug, Maxamed Xaashi Cabdi [Carrabeey] ayaa Maanta tababar u furay Ciidammo Booliis ah oo Cusub, kuwaas oo tiradoodu tahay 400 - oo 60 ka mid ah ay yihiin gabdho.
The senior leadership of the Somali religious clerics opposes the recently enacted law governing the national policy on gender.
Arbaco, Juun 29, 2016 (HOL) โ Saraakiisha Ciidamada Jabuuti ee ku Sugan Magaalada Beledweyne, ayaa deeq dawo ah oo loogu tala-galay in lagula tacaalo dadka uu soo ritay cudurka shuban biyood ku wareejiyay mas'uuliyiinta maamulka heer gobol iyo degmo.
Talaado, Juun 28, 2016 (HOL) โ Dagaal u dhaxeeya maleeshiyo beeleed, ayaa maanta ka dhacay Deegaan lagu Magacaabo Baar-gacan-laawe oo 35-km dhinac galbeed kaga beegan magaalada Beledweyne ee xarunta Gobolka Hiiraan.
WASHINGTON โ The first U.S. ambassador to Somalia since the โBlack Hawk Downโ incident got his start in world affairs by staring at a map of Africa in a classroom at Williamsville South High School.
DUBAI - A UAE-based Somali expat was among at least 15 people killed in an attack on a hotel in Mogadishu on Saturday.
Isniin, Juun 27, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Soomaaliya, Xasan Sheekh - ayaa Maanta Xarunta Madaxtooyada Somalia - Warqadaha aqoonsiga kaga guddoomay danjiraha cusub ee Boqortooyada Belgium iyo Wakiilka Belgium ee Somalia, Roxane de Bilderling.
Axad, Juun 26, 2016 (HOL)-Nin booliska Kenya ka tirsanaa ayaa maanta waxaa burcad ay ku dishay xaafada Islii ee Nairobi Kenya kadib markii asagoon ka war heyn uu raac is yiri gaari ay afduubteen burcad ku hubeysnaa bastoolado.
MOGADISHU (HOL) - The State Minister of the Prime Ministerโs Office for Environment, Buri Mohamed Hamza, is confirmed to have been a victim of the violent terrorist attack on Nasa Hablod hotel by AlShabaab yesterday.
Sabti, Juun 25, 2016 (HOL) โ Ugu yaraan 15-qof ayaa ku dhintay, iyadoo sidoo kalena ay dhaawacyo kasoo gaareen Labaatameeyo Ruux, Weerarro culus oo ay Maanta Hotel Naasa Hablood ee Muqdisho la beegsadeen Xoogag ka tirsanaa Al-Shabaab.