More Articles
Khamiis, July 07, 2016 (HOL) — Wasiirka Amniga Xukuumada Somalia, C/risaaq Cumar Maxamed oo uu wehliyo Wasiirka Caafimaadka, Maxamed Xaaji Cabdi-nuur ayaa Maanta deeq daawo ah gaarsiiyay magaalada Beledweyne ee xarunta gobolka Hiiraan.
Warkii oo dhan
Arbaco, July 06, 2016 (HOL) — Magaalada Atlanta ee Gobolka Georgia, ayaa Maanta si weyn looga dabaal-dagay xafladda Ciidul-fidriga, iyadoo Salaaddii Ciidda ay Kumannaan dad gaarayay ay ku tukadeen Garoon weyn oo ku yaallo agagaarka jidka Memorial Drive ee xaafada Stone Mountain ee Degmada DeKalb.
Muslims around the world are marking the end of the holy month of Ramadan with Eid al-Fitr celebrations
Full Story
Talaado, July 05, 2016 (HOL) — Ra’iisul Wasaaraha Israa’iil Benjamin Netanyahu, ayaa dhawaan kulan qarsoodi ah la yeeshay madaxweynaha Somalia, Xasan Sheekh Maxamuud, kulankaasoo ahaa midkii ugu horreeyay oo mas’uuliyiin labada dhinac ahi yeeshaan, sida uu maanta baahiyay Wargeyska The Times of Isreal oo sheegay inuu kasoo xigtay warkan ilo ku dhaw madaxweynaha Soomaaliya.
NAIROBI, Kenya – Prime Minister Benjamin Netanyahu recently met with the president of Somalia in a first high-level contact between the two countries, a source close to the Somali leader told The Times of Israel.
BAGHDAD: The death toll from a suicide bombing on a busy Baghdad shopping street rose to more than 200 Monday as victims succumbed to their injuries and rescuers pulled out bodies from the charred shops and malls, making it the Islamic State's deadliest-ever bomb attack on civilians.
Isniin, July 04, 2016 (HOL) — Iyadoo guud ahaan Caalamka Islaamka ay Caawa si weyn isha ugu wada-haween bilashada Bisha Shawaal, ayaa ugu dambeyntii loo gartay maalinta beri ah in tahay maalinta 30-aad ee bisha Ramadaan, madaama la waayay meel laga arkay bisha.
SAINT-DENIS, France -- Three quick thoughts from France's 5-2 win over Iceland in the Euro 2016 quarterfinals. How intimidating a benchmark this really was might be hard to tell, but France have found some fluency and might just find ....
Axad, Luuliyo 03, 2016 (HOL)-Biyo la'aan baahsan ayaa laga soo sheegayaa degmada Isolo ee gobolka Bari ee dalka Kenya.
Sabti, July 02, 2016 (HOL) — Inta la xaqiijiyay ilaa 20 qof oo u badan Ajaanib, ayaa lagu dilay Weerar ay dabley Taabacsan ururka Daacish ama ISIS ku qaadeen maqaaxi ku taalla Caasimadda Waddanka Bangladesh ee Dhaka.
Somalia-born Ismael Ahmed is having a good week. Eight years ago, Ahmed blew the whistle on corruption at the U.N. Development Program in Nairobi....
Fadumo Dayib is the first woman to run for president of Somalia. And she has some pretty high expectations of what she would like to achieve if she’s elected president of a country that’s faced over two decades of instability.