More Articles
Isniin, August 01, 2016 (HOL) โ Kulankan oo socday muddo labo casho ah oo ay guddoomineysay madaxweyne ku xigeenka labaad ee Baarlamanka Afrika [Pan African], Safiya Cilmi Jibril oo dal ahaan kasoo jeeda Jabuuti ayaa waxaa soo qaban-qaabisay hay'adda UNFPA qeybteeda Bariga iyo Koonfurta Afrika, wuxuuna ujeedkiisu ahaa sidii loo soo Af-jari lahaa gudniinka fircooniga ah iyo Guursashada Carruurta ee Afrika laga caadaystay.
Warkii oo dhan
Militants set off two car bombs outside a police base in Somalia's capital before gunmen stormed inside on Sunday, leaving at least 10 people dead, police said.
Full Story
Axad, July 31, 2016 (HOL) โ Ugu yaraan 15 ruux oo ay ku jiraan Kooxihii weerarkan ka dambeeyay ayaa ku geeriyooday Weerarro is-miidaamin iyo toos ah oo xoogag ka tirsan Al-shabaab ay maanta ku qaadeen xarunta CID-da ee Muqdisho, iyadoo ay ku dhaawacmeen in ka badan 20-qof.
Sabti, July 30, 2016 (HOL) โ Maxkamadda Gobolka Maroodi jeex ee Somaliland, ayaa muwaadin u dhashay Somaliland oo muddo badan u xidhnaa dalka Denmark ku xukuntay 20 sanno oo xadhig ah iyo 33 halaad mag ah oo la siinayo qoyskii uu ka soo jeeday Jonas Thomsen Sekyere oo lagu eedeeyey inuu dilay.
Demands for answers and better police training were mixed with tears and sorrow as family, friends and members of Ottawa's tight-knitted Muslim community memorialized a Somali-Canadian man who died after a confrontation with police.
Jimco, July 29, 2016 (HOL) โ Wararka naga soo gaaraya Deegaanka Halgan oo Qiyaastii 75-KM dhinaca koonfur kaga beegan magaalada Beledweyne, ayaa sheegaya in rag hubeysan ku dileen labo askari oo ka tirsanaa ciidammada dowladda Soomaaliya.
Ottawa (HOL) โ A funeral will be held today for Abdirahman Abdi, a 37 year old with mental health issues who died after a violent confrontation with two Ottawa police officers.
Khamiis, July 28, 2016 (HOL) โ Guddoomiyaha Ganacsatada Gobolka Sool, ahna Madaxa Shirkadda Isgaadhsiinta Telesom, C/risaaq Axmed Warsame [Dhabayaco], ayaa Dhabarka laga toogtey Waqti uu kasoo baxay Salaaddii Maqrib.
YOU wouldnโt think this one issue could lead to war and armed conflict. But a new report shows a surprising threat to peace. Scientists have found climate change dramatically increases the chances of war breaking....
Former Somali member of parliament, Salah Badbaado was reportedly one of the suicide bombers in Mogadishu on Tuesday.
Arbaco, July 27, 2016 (HOL) โ Taliyihii hore ee Nabad-sugidda iyo Sir-doonka Gobolka Banaadir, Jen. Maxamed Aadan Jimcaale (Koofi) ayaa si Rasmi ah loogu Magacaabay Taliyaha Hoggaanka Socdaalka iyo Jinsiyadaha Soomaaliya.
Talaado, July 26, 2016 (HOL) โ Muqdisho waxaa maanta ka furmay Kulan-cilmiyeed ay soo Qaban-Qaabisay Jaamacadda Ummadda Soomaaliyeed oo looga dhigay cinwaan 'Doorka Waxbarashada Sare ay ku leedahay bulshooyinka ka soo kabanaya colaadaha, iyadoo la tiigsanayo hal-beegyada caalamiga ah ee Waxbarashada Sare.