More Articles
Talaado, Oktoobar 11, 2016 (HOL) โ Guddiga Hir-gelinta Doorashada Dadban [GFHDD] ee Sannadkaan 2016-ka, ayaa maanta War-saxaafadeed ay soo saareen ku shaaciyay tirada Ergooyinka dooran doona 275-ka Xildhibaan ee Baarlamaanka Cusub ee Somalia - ee illaa hadda loosoo gudbiyay, kuwaasoo tiradoodu guud ay ahayd 14,025, balse loosoo gudbiyay 6,528-ergay.
Warkii oo dhan
Ethiopian troops fighting militant Islamist group al-Shabab have withdrawn from a key military base in central Somalia's Hiiraan region, witnesses say.
Full Story
Isniin, Oktoobar 10, 2016 (HOL) โ Ururrada Bulshada Rayidka Soomaaliyeed, ayaa War-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in la Simo Saami-qaybsiga Haweenka iyo Ragga ee kuraasta Aqalka Sare ee Baarlamaanka FS ee dhismihiisu socdo.
Somali aid workers said Monday Turkeyโs government had delivered over 8,500 tons of food -- including sugar, wheat and oil -- to relieve drought-hit areas of the country.
Axad, Oktoobar 09, 2016 (HOL) โ Guddiga Doorashada Dadban ayaa war-saxaafadeed ay soo saareen ku sheegay in maamullada dalka ka jira ay ku saleeyaan xubnaha ay u soo magacaabayaan Aqalka Sare ee Baarlamanka Hannaanka Doorashada Dadban ee Sannadkaan.
Ethiopian Prime Minister Hailemariam Desalegn declared a six-month state of emergency on Sunday, saying it was to restore order after weeks of protests that have resulted in deaths and damage to mostly foreign-owned factories and flower farms.
Sabti, Oktoobar 08, 2016 (HOL) โ Maamul-goboleedka Galmudug, ayaa ku dhawaaqay Caawa magacyada Xubnaha ku meteli doona Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka ee la soo dhisayo, kuwaasoo tiradoodu tahay 19-xubnood oo isugu jira Rag iyo Dumar.
Donald Trump issued a more-extensive apology late Friday night for a newly unearthed video of him talking in graphic and lewd terms about trying to have sex with a woman, among other topics.
Puntland and Galmudug forces clashed on the outskirts of Galkayo town earlier today.
Jimco, Oktoobar 07, 2016 (HOL) โ Madaxweynaha Somalia, Xasan Sh. Maxamuud ayaa maanta sheegay in wax laga xumaado ay tahay in mar kale si macno-darro ah loo daadiyo dhiiga shacabka ku dhaqan Gaalkacyo, halkaas oo laba kooxood oo iska soo horjeeda ay ku dagaalamayaan.
ST. CLOUD โ The off-duty police officer who shot and killed a man who stabbed 10 people last month at a St. Cloud mall was justified in shooting the assailant, who may have been inspired by Islamic terror causes, authorities said Thursday.
Khamiis, Oktoobar 06, 2016 (HOL) โ Al-shabaab, ayaa sheegtay inay ka ahayd masโuul weerarkii ay ku dhinteen lixda qof ee ee Degmada Mandera ee Woqooyi-bari dalka Kenya laga geystay xalay.