More Articles
Talaado, Oktoobar 18, 2016 (HOL) โ Ugu yaraan 20-qof oo u badan ciidankii Dagaalku u dhexeeyay ayaa ku geeriyooday, tiro intaa ka bandanna dhaawacyo kala duwan ayaa kasoo gaaray, weerarro ismiidaamin iyo toos isugu jiray oo gelinkii dambe ee maanta Al-shabaab at ku Qaadday Degmada Afgooye ee Gobolka Shabeellada Hoose.
Warkii oo dhan
JOWHAR (HOL) - Ali Abdullahi Osble has been elected as the president of the new Hir-Shabeele administration after his two rival candidates losing the contest.
Full Story
Isniin, Oktoobar 17, 2016 (HOL) โ Guddomiyihii Maamulka Gobolka Shabeellada Dhexe Cali C/llaahi Xuseen [Guud-laawe], ayaa loo doortay madaxweyne ku xigeenka maamul-goboleedka Hir-Shabeelle, kaddib markii uu doorashadii ka dhcday Jowhar kaga adkaaday musharraxii xilka kula tartamayay.
Mogadishu - The United Nations, African Union, European Union, Inter-Governmental Authority on Development, Ethiopia, Italy, Sweden, the United Kingdom and the United States are deeply concerned about the inclusion of individuals with a history of criminality,
Axad, Oktoobar 16, 2016 (HOL) โWaxaa Caawa Degmada Jowhar ee Xarunta Gobolka Shabeellada Dhexe kusoo Gunaanadmay khudbadihii musharraxiinta Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa ee maamulka Hir-Shabeelle ay ka hor-jeedinayeen Xubnaha Baarlamaanka Maamulkaas, iyadoo berri oo Isniin ah lagu wado inay dhacdo doorashada Madaxweynaha iyo ku xigeenkiisa.
Sabti, Oktober 15, 2016 (HOL)-Bandhigga Todobaadka Dhaqanka Soomaalida [Somali Heritage Week] ayaa maanta galay maalintiisii saddexaad asagoo haatan oo aanu warbixintaan qoreyno si saami ah uga socda Kenya Cultural Centre, Nairobi Kenya.
GARDEN CITY, Kan. (KSNW) โ Three Kansas men were arrested for planning to bomb a southwest Kansas mosque and apartment building.
Jimco, Oktober 14, 2016 (HOL)-Jaaliyada Reer Hiiraan ee Nairobi ku nool ayaa maanta shir ay ku taageereyso maamul u samaynta Hiiraan ku qabatay caasimda Nairobi ee dalka Kenya.
The international community on Friday expressed concern about the renewed fighting between forces from Galmudug and Puntland states in the central Somali town of Galkayo, which has killed at least five people.
Khamiis, Oktoobar 13, 2016 (HOL) โ Guddoomiye ku xigeenka labaad ee Baarlamaanka Maamulka Hir-Shabeelle, ayaa waxaa goor-dhaw loo doortay Canab Axmed Ciise, iyadoo la isla gaaray Wareeggii labaad.
Hassan Sugal Takoy was born in Kismayo in Somalia in 1987. When he was five years old, he and his family fled the war and arrived in Dagahaley refugee camp in Dadaab, Kenya. Hassan began working with MSF in 2011 as a translator. He is now a social worker. Here, he tells his story of fleeing war in Somalia and his reaction to the recent announcement by the Kenyan Government that the Dadaab camps will close by November 2016.
Arbaco, Oktoobar 12, 2016 (HOL) โ Maamulka Puntland ayaa maqribnimadii caawa soo bandhigay laba Askari oo ay sheegeen inay ka tirsan yihiin Ciidamada NISA ee Dowladda Federaalka Soomaaliya, kuwaasoo uu maamulku sheegay inay isku soo dhiibeen ciidamada Puntland, kaddib dagaal kooban oo gudaha Gaalkacyo ka dhacay maalin ka hor.