More Articles
Switzerland — The UN Migration Agency (IOM) is deeply concerned by the situation of approximately 260 Somali and Ethiopian migrants and refugees, including many children, held captive by smugglers and/or criminal gangs in Libya. In a video posted on Facebook
Full Story
Arbaco, June, 14, 2017 (HOL) –Ciidamada amniga dowladda Soomaaliya oo howlgal ka wada maqaayadaha la weeraray ee Pizza House iyo Posh Hotel ayaa soo badbaadiyay tiro dad ah oo ay ka mid ahaayeen muwaadiniin u dhashay dalalka Kenya iyo Itoobiya
Warkii oo dhan
A competition held during Ramadan for Muslims who have memorised the Quran might have been thought to be above politics.
Talaado, June, 13, 2017 (HOL) - Maanta oo talaada ah magaalladda Muqdishu waxaa ka furmay shirweynaha wadatashiga Qaran ee hannaanka dib-u-heshiisiinta.
Isniin, June, 12, 2017 (HOL) - Madaxweynaha dalka Ugnada Yoweri Museveni iyo Ra’iisul wasaaraha dalka Itoobiya Hailemariam Desalegn, ayaa galabta kulan ku yeeshay magaalladda Addis Ababa.
Mogadishu (HOL) - Somali Prime Minister Ali Khaire travelled to Ethiopia’s capital Addis Ababa on Monday to attend the IGAD summit to discuss the conflict in South Sudan.
Mogadishu (HOL) - Qatari’s State Minister of Foreign Affairs, Soltan Bin Saad Al-Maurikhi arrived in Mogadishu with a small delegation on Sunday to discuss bilateral relations in the midst of a growing diplomatic crisis in the Gulf.
Axad, June, 11, 2017, (HOL) – Waxaa magaalada Muqdisho maanta tagay wafdi sare oo ka socday dawladda Qatar kaasi oo madaxda dawladda Soomaaliya la kulmay.
Sabti,June 10,2017 (HOL) - Dowladda Sacuudiga ayaa lagu waramayaa in ay cadaadis ba’an ku saareyso dowladda Soomaaliya in ay dib uga laabato mowqifka ay ka qaadatay khilaafka ka taagan wadamada Carabta islamarkaana xiriirka u jirto dowladda Qatar.
According to Somalia's ambassador, Denmark has no agreement to send Somalis back. A "bomb" under government plans, says migration researcher.
Dalkom Somalia, a Somalia-based telecommunications services provider established in 2003, has signed a multi-year agreement with Intelsat SA for broadband enterprise and direct-to-home services in East and Central Africa.
Jimco, June, 09, 2017 (HOL) – Madaxweynaha dowlad Puntland C/wali Maxamed Cali Gaas oo shir jaraa’id ku qabtay magaalada Garoowe ayaa ku dhawaaqay dagaal ka dhan ah Al-shabaab iyo Daacish kaddib dagaal culus oo habeen ka hore ka dhacay deegaan ka tirsan gobolka Bari oo ay ku dhinteen tiro badan oo ka tirsan ciidamada Puntland.