More Articles
MOGADISHU, July 26 (Xinhua) -- UN agencies said Wednesday they will launch a measles campaign in November, targeting 4.2 million children aged from six months to 10 years in Somalia.
Full Story
Arbaco, July, 26, 2017 (HOL) – Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo Taliyaha Hay’adda Nabad Sugidda iyo Sirdoonka Qaranka C/laahi Maxamed Cali Sanbaloolshe, ayaa si wada jir ah uga hadlay caawa isku dhac u dhaxeeyay ciidammo kawada tirsan dowladda oo maanta ka dhacay magaalladda Muqdisho.
Warkii oo dhan
For 15 years he worked long hours as a taxi driver with his sights on owning a restaurant. He knew famine — eating bland maize pancakes day after day — so when he and two friends created the Kin restaurant, they served heaping plates of savory meals with generous quantities of meats and vegetables.
Talaado, July, 25, 2017 (HOL) - Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa waraaqaha aqoonsiga ka guddoomay Danjiraha cusub ee dalka Faransiiska u qaabilsan Soomaaliya Antoine Sivan.
The Somalia-based al-Shabab is mocking President Donald Trump in a new video that calls him a "brainless billionaire" as his administration steps up military efforts against what has become the deadliest Islamic extremist group in Africa.
Isniin, July, 24,2017 (HOL)– Wasaaradda Arrimaha Dastuurka ee Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa kulan wadatashi ah oo ku saabsanaa hannaanka dib-u-eegista Dastuurka la yeelatay Ururada Bulshada Rayidka ee Jubbaland. Kulanka ayaa waxaa ka soo qaybgalay Gudoomiyaha Baarlamaanka Jubbaland Mudane Sheekh Cabdi Maxamed Cabdiraxmaan, culumada, haweenka, dhaqanka, iyo dhalinyarada Jubbaland.
Mogadishu (HOL) - Somalia’s Internal Security Minister and chief of the National Intelligence Services Agency (NISA) have warned business and money remittance companies from enabling Al-Shabaab by funding, paying extortion or facilitating the transfer of money for their insurgency in Somalia.
Axad, July, 23, 2017 (HOL)-Dowladda Soomaaliya ayaa war-saxaafadeed ku faah faahisay 114 muwaaddin oo Soomaali ah oo laga soo daayay xabsi ku yaalla Itoobiya.
Sabti, July, 22,2017 (HOL)–Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha Md. Cali Sheekh Maxamed Nuur iyo Wasiiru-Dowlaha Wasaaradda Md Cabdullahi Faarax Wehliye ayaa si wada jir ah uga horyimid shaqa joojin lagu sameeyay Xoghayihii Joogtada ee Wasaarada Arrimaha Gudaha Yaxye Cali Ibraahim.
President Trump weighed in on a number of hot-button topics in a string of tweets Saturday morning, the day after naming a new White House communications director and accepting the resignation of press secretary Sean Spicer.
Mogadishu (HOL) - Former rebel commander leader Mukhtar Robow Ali Abu Mansur was allegedly demanded by Al-Shabaab to rejoin their group but has rejected the offer, according to a local government official.
Jimco, July, 21, 2017 (HOL) -Madaxweynaha Jamhuuriyada Federaalka ee Soomaaliya Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa sheegay in aan loo dulqaadan karin dagaal saacadihii lasoo dhaafay ka dhacay degaanka Xeraale ee Gobolka Galgaduud.