More Articles
Mogadishu (HOL) - A host of international partners and government organizations voiced their concern on Monday over reports that there are attempts to form a new federal member state in Hiiraan.
Full Story
Arbaco, September, 06, 2017 (HOL) –Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalladda Muqdishu Thaabit Cabdi Maxamed, ayaa maanta dhagax-dhigay waddada hormarta Dugsiga tababarka Ciidanka Booliska ee General Kaahiye gaar ahaan aga-gaarka tiirka cadaaladda ee Degmada xamar jajab.
Warkii oo dhan
Talaado, September, 05, 2017 (HOL) –Guddoomiyaha Maxkamadda Sare ee dalka Garyaqaan Ibraahim Iidle Saleebaan, ayaa maanta shaqa-joojin ku sameeyay 18 Garsoore oo ka hawlgalla Maxkamaddaha gobolka Banaadir iyo degmooyinka hoos-yimaada.
Nairobi (HOL) - The International Civil Aviation Organization (ICAO) has given the Federal Government of Somalia an unforgiving ultimatum regarding control of its airspace.
HONG KONG — Daw Aung San Suu Kyi, the de facto leader of Myanmar and a Nobel Peace Prize laureate who once embodied her country’s fight for democracy, came under increased pressure on Monday to denounce a military operation that has caused thousands of Muslim refugees to flee across the border to Bangladesh.
Isniin, September,04, 2017 (HOL) – 57 askari oo ka tirsan Boliiska dowladda Kenya oo lagu arkay calaamadaha xanuunka daacuun-calooleed-ka ayaa la dhigay xarumo caafimaad oo ku yaalla Magaallooyinka Nairobi iyo Kajiado ee dalkaasi Kenya.
Texas Governor Greg Abbott on Sunday said damage from Hurricane Harvey would exceed that of epic hurricanes Katrina or Sandy, likely reaching $150 billion to $180 billion.
Axad, September,03, 2017 (HOL) –Xildhibaannada Baarlamaanka Federaalka ee Soomaaliya ayaa ku kala aragti duwan arrinta ku saabsan Cabdikariin Sheekh Muuse Qalbi Dhagax, sheekadaasi oo beryahan si weyn loo hadal hayo.
ARUSHA: From fostering innovation in one of the world’s harshest environments to novel ways to repel mosquitoes and map the world, here are some highlights from the TEDGlobal conference in Arusha, Tanzania.
Sabti, September, 02, 2017 (HOL) – Maamulka gobolka Gedo ayaa ku eedeeyay Al-shabaab in ay ku dileen degmada Ceel-waaq labo nabadoon oo la sheegay in markii hore ay ka afduubteen guryahooda.
President Uhuru Kenyatta says the Jubilee Coalition is ready to campaign again ahead of the presidential election re-run even though he does not agree with the Supreme Court ruling nullifying his election.
Jimco, September,01, 2017 (HOL) – Madaxweynaha dalka Kenya Uhuru Kenyatta ayaa sheegay in uu fikir ahaan ka soo horjeedo go’aanka maxkamada sare ee dalka ay ku baabi’isay guushii uu ka gaaray doorashadii Augusto, laakiin waxaa uu sheegay in uu ixtiraamayo una hogaasami doono.