More Articles
Mogadishu - A Somali regional state has declared its support for Saudi Arabia and other Arab countries that have cut ties with Qatar, in a new challenge to Somalia's efforts to stay neutral in the dispute.
Full Story
Isniin, September, 18, 2017 (HOL) โ Tuulada lagu magacaabo Garaash oo qiyaastii 4-KM dhinaca Koonfureed uga beegan magaalada Jowhar ee xarunta gobolka Shabeellaha dhexe ayaa galabta shil gaari oo ka dhacay waxaa ku dhintay saddex ruux.
Warkii oo dhan
The al-Shabab militant group has claimed responsibility for the killing of a senior intelligence officer and his bodyguard in a drive-by shooting in southern Mogadishu.
Axad, September, 17, 2017 (HOL) โ Raโiisal wasaaraha xukuumada Soomaaliya Xassan Cali Kheyre oo maanta booqday xarunta Akadeemiyadda Cilmiga Fanka iyo Sugaanta eemagaalada Muqdisho ayaa sheegay in ay jiraan dad ka soo horjeeda hormarka umadda Soomaaliyeed iyo dowladda intaba ku tallaabsadeen.
Sabti, September, 16, 2017 (HOL) โ Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya toogasho caawa ka dhacday degmada Dherkeenley ee gobolka Banaadir.
Al-Shabab militants have attacked another key town near the border with Kenya, continuing their recent escalation of attacks against government institutions.
Jimco, September, 15, 2017 (HOL) โ Waxaa goor dhaw maanta ah gaaray magaalada Jowhar wafdi ka socda dowladda Soomaaliya iyo beesha caalamka kuwaa oo la filayo in maalinta berri ah goob joog u ahaadaan doorashada madaxweynaha maamulka Hirshabeelle.
The United States on Friday called on Somalia government to build strong and credible democratic institutions that will promote peace and stability in the country.
Khamiis, September, 14, 2017 (HOL) Wasiirka u hadlay dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya ayaa sheegay in boqolaal Soomaali ah lagu lalaayay sida uu hadalka u dhigay xuduuda u dhexeysa Ismaamulka Soomaalida Itoobiya iyo Oromada.
Nairobi (HOL) - Lufthansa airline announced on Wednesday that they began disassembling the Boeing 737 that was hijacked in 1977 by four Palestinian militants hijacked with 87 people on board and which will now be shipped back to Germany for preservation.
Half a dozen men crowd round one of the many small colourful wooden shacks off a main street in Hargeisa, Somaliland, shouting and arguing over the quality of khat โ a mild narcotic that has been likened to both coffee and cocaine โ that theyโve just been hastily handed by the vendor.
Arbaco, September, 13, 2017 (HOL) โMadaxweyne ku-xigeenka dowlad gobolleedka Puntland Cabdixakiin Xaaji Cabdullaahi Camey ayaa wareegto uu soo saaray waxaa uu xil ka qaadis ku sameeyay wasiiru-dowlihii xiriirka gollayaasha dowlad gobolleedka Puntland Bashiir Cabdiraxmaan Xaaaji Gurxan.