More Articles
ST. PAUL, Minn. (KMSP) - Controversy brews among several Somali residents in Minnesota over a proposed sister city agreement between St. Paul and Mogadishu.
Full Story
Khamiis, April, 05, 2018 (HOL)–Shirka Golaha Wasiirada Maamulka Puntland oo uu shir guddoominayay Madaxweynaha Puntland Cabdiwali Maxamed Cali Gaas ayaa waxaa looga hadlay arrimo dhowr ah oo ay ka mid yihiin amniga, xaaladaha bani’aadanimo iyo xiisada siyaasadeed ee ka taagan Magaalada Muqdisho.
Warkii oo dhan
Last August, Asad Hussein boarded the back of a truck in Dadaab, Kenya, sitting with other passengers among sacks of beans being transported to Somalia’s capital.
Arbaco, April, 04, 2018 (HOL)–Guddoomiyaha Golaha Shacabka Maxamed Cismaan Jawaari oo shir jaraa’id ku qabtay xafiiskiisa ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay wararka sheegaya in ciidamo isaga taabacsan maanta xoog kula wareegeen xarunta Golaha Shacabka.
Mogadishu (HOL) - The political stand-off in Mogadishu surrounding Jawari's impeachment reached a crescendo on Wednesday afternoon after AMISOM troops have intervened with the security of Parliament.
Arbaco, April, 04, 2018 (HOL)-Khilaafka Guddoonka iyo Xildhibaannada Golaha Shacabka oo u muuqday mid sii shiiqaya wixii ka danbeeyay Sabtidii aynu soo dhaafnay kaddib markii madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo uu dib u dhigay kulan ay yeelan lahaayeen xildhibaannada iska soo horjeeda, ayaa mar kaliya saacadihii ugu danbeeyay ee maanta cirka isku shareeray.
Mogadishu (HOL) - Lower House Speaker, Mohamed Osman Jawari on Tuesday accused President Mohamed Farmaajo of rubbing salt into his wound barely four days after a presidential intervention put off a session to debate on the no-confidence motion against Jawari.
ADDIS ABABA, Ethiopia — Young and outspoken Abiy Ahmed has been sworn in Monday as Ethiopia’s prime minister, amid hopes he will be able to quell the sustained anti-government protests that have rocked Africa’s second most populous nation.
Isniin, April, 02, 2018 (HOL)–Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa khadka Taleefanka ugu hambalyeeyay ra’iisal wasaaraha cusub ee dalka Itoobiya Abiy Ahmed oo maanta oo Isniin ah loo dhaariyay xilka.
Axad, April, 01, 2018 (HOL)–Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta si wadajir ah u qaabilay Guddiga Qaramada Midoobay iyo Midowga Africa u qaabilsan dhaqaale u raadinta ciidamada Midowga Afrika ee ku sugan Soomaaliya.
MOGADISHU, Somalia — Somalia’s al-Shabab Islamic extremists on Sunday launched an attack on a base for African Union troops in country’s south, killing four Ugandan peacekeepers, said Ugandan army spokesman Brig. Richard Karemire.
Sabti, Maarso, 31, 2018 (HOL)-Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed qaybta 52–aad Gen Axmed Maxamed Maxamuud Tareedisho ayaa sheegay in ay ku dileen howl-galadii ka socday Gobolka Hiiraan ee soo bilowday 14-kii bishaan 120 dagaalyahan oo ka tirsan Al-shabaab.