More Articles
Late last month, Somalia called on the United Nations Security Council to halt the construction of a UAE military base in Somaliland. Somalia's ambassador to the UN slammed the deal to build the base in the port city of Berbera as a "clear violation of international law".
Full Story
Arbaco, April, 11, 2018 (HOL)–Taliyaha ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed Jen. C/weli Jaamac Xuseen (Gorod) ayaa markii ugu horeysay ka hadlay warqad uu u qoray maamulka garoonka Aadan Cadde oo la xiriirtay lacagtii dhawaan lagu qabtay garoonka diyaaradaha Aadan.
Warkii oo dhan
Mogadishu (HOL) - Diplomatic relations between the United Arab Emirates (UAE) and Somalia have hit a new low on Wednesday as Somalia announced that it will take over the training and financing of soldiers trained by the UAE.
Talaado, April, 10, 2018 (HOL)–Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Imaaraadka Carabta ayaa war saxaafadeed ay soo saartay waxay ku sheegtay in ciidamada amniga ee Soomaalidu ay qoryo ku qabteen dadkii la socday diyaaradii dhawaan lacagta lagu qabtay, isla markaana ay kala wareegeen $9 milyan iyo 600 kun oo dollar, waxayna ku tilmaantay tallaabadaasi mid sharci-darro ah oo xadgudub ku ah shuruucda caalamka. Imaaraadka ayaa sheegay inay arrintaasi jebinaysay is-afgarad ay horey u gaareen Soomaaliya iyo Imaaraadka sannadkii 2014-ka.
We are concerned about a recent spike in the use of the term “illegal” to characterize asylum seekers crossing the Canada-U.S. border. One newspaper speaks of “illegal migrants” while others focus on “illegal...
Isniin, April, 09, 2018 (HOL)–Guddoomiyihii Golaha Shacabka Soomaaliya Maxamed Sheekh Cusmaan Jawaari ayaa markii ugu horeysay si rasmi ah u xaqiijiyay in uu iska casilay xilkii uu ka hayay Baarlamaanka kaddib khilaaf ku dhawaad muddo bil ah ka dhax taagnaa Golaha.
MOGADISHU (Reuters) - The speaker of Somalia’s parliament resigned on Monday after a dispute with President Mohamed Abdullahi Mohamed that analysts said was fuelled in part by a crisis in the Gulf spilling into the politics of the volatile Horn of Africa nation.
Axad, April, 08, 2018 (HOL ) – Muqdisho caawa hadal heynta ugu weyn ayaa ah lacagta lagu qabtay garoonka diyaaradaha Aadan Cadde iyo kulanka la filayo in maalinta Berri ah ku yeeshaan xarunta Golaha Shacabka xildhibaannada Baarlamaanka Soomaaliya kaa oo Ajandihiisu yahay kalsooni kala noqoshada guddoomiye Jawaari.
Mogadishu (HOL) - An UAE Cargo plane loaded with over nine million U.S. dollars was on Sunday intercepted at Adan-Adde International Airport.
Manchester United staged an incredible second-half comeback to beat Manchester City and delay their rivals' Premier League title celebrations at Etihad Stadium.
Sabti, April, 07. 2018 (HOL)-Dad ku dhawaa goobta falku ka dhacay ayaa sheegay in xili uu Salaada cishe ka soo baxay kuna soo dhowaa meheradii uu lahaa ay dabley aan la garaneynin rasaas ku fureen..
Jimco, April, 06, 2018 (HOL)–Iyadoo aad moodo in wali uu taagan yahay khilaafka siyaasadeed ee ka dhax taagan xildhibaannada Golaha Shacabka, ayeey mar kale ugu baaqeen xildhibaannada mooshinka ka keenay guddoomiye Prof Maxamed Sheekh Cismaan Jawaari in uu xilka ka dego.