More Articles
MOGADISHU, May 23 (Xinhua) -- At least 25 people were killed and 27 others missing after tropical cyclone Sagar caused heavy rains and flooding in Somaliland in northern Somalia.
Full Story
Mogadishu (HOL) - The shocking Tuesday afternoon killing of a traffic officer caught on video in Somalia’s capital have catapulted fears that ISIS remains a potent threat in Mogadishu.
Talaado, May, 22, 2018 (HOL)–Ururka Daacish ee ka bar bar dagaalama Al-shabaab ayaa markii ugu horeysay sheegtay in ay iyagu ka danbeeyeen weerar saacadihii hore ee maanta lagu dilay askari ka tirsanaa ilaalada Wadooyinka Taraafiko magaalada Muqdisho.
Warkii oo dhan
Isniin, May, 21, 2018 (HOL)-Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho C/raxmaan Cumar Cusmaan ( Yarisow) ayaa sheegay in roobabkii mahiigaanka ahaa ee Caasimadda ka da’ay 48-dii saac ee la soo dhaafay ay ka dhasheen khasaarooyin kala duwan oo gaaraya ugu yaraan $35 Million oo dollar.
Mogadishu (HOL) – Somalia’s choice of delegates for the upcoming International Labour Conference have raised some eyebrows. The selective process that excluded legitimate representatives from Somalia’s labour unions.....
Mogadishu (HOL) - Somalia’s Minister of Foreign Affairs, Ahmed Isse Awad, has said that there is no ongoing negotiation with Kenya over the maritime boundary dispute.
Axad, May, 20, 2018 (HOL)–Wasiirka Wasaaradda arrimaha dibeda Soomaaliya Axmed Ciise Cawad ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadalka soo yeerey dowladda Kenya oo sheegtay in ay Soomaaliya la leeyihiin wada xaajood la xiriira arinta Badda.
Sabti, May, 19, 2018 (HOL)–Chelsea ayaa markii 8aad caawa mar kale xaqiiqsatay in ay ku guuleysatay Koobka FA Cup-ka, kaddib markii 1-0 ay ku garaacday xiddigaha Manchester United,
After forming a tripartite port development agreement with the United Arab Emirates (UAE) and Ethiopia, the Government of Somaliland, which is yearning to gain an international recognition, has made arrangements to commence the construction of new port facilities at the Port of Berbera.
A young woman has made history by becoming the first female Muslim referee in the UK.
Jicmo, May, 18, 2018 (HOL)–Inta la xaqiijinayo ilaa Sideed ruux ayaa lagu waramayaa in ay ku dhinteen kaddib toogasho qof hubeysan uu Jimcihii maanta ka geystay dusgi sare oo ku yaalla gobolka Texas ee dalkaan Mareykanka.
Mogadishu (HOL) - The Minister of National Security, Mohamed Abukar Islow Duale, said that the city’s residents should remain calm after Al-Shabaab militants filled plastic bags with light explosives and fireworks and detonated to “scare the residents”.