More Articles
Khamiis, November,01, 2018 (HOL) – Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo khudbad u jeedinayay Jaaliyada Soomaaliyeed ee magaalada Jubba ee dalka Koonfur Suudaan ayaa weerar afka ah ku qaaday madaxda dowlad gobolleedyada dalka oo khilaaf xoogan uu kala dhaxeeeyo.
Warkii oo dhan
Arbaco, October, 31, 2018 (HOL) – Dowladda Turkiya ayaa waxa ay furtay garoonka diyaaradaha ugu weyn adduunyada, kaas oo ah mashruuc aad u weyn oo muujinaaya riyada Madaxweyne Erdogan ee ah in dalka Turkiya uu ka dhigo dal door weyn ku leh caalamka. Laakiin dalka Soomaliya ayaanan ka soo qeyb galin xafladdaas ay isugu yimaadeen dalalka saaxiibada waaweyn la ah dalka Turkiya, sida ay HOL ka war heshay.
The Turkish government has inaugurated the gleaming world’s largest airport on Monday, a magnificent project which fulfills president Erdogan’s dream of making Turkey a global player. But Somalia has not been represented at the ceremony attended by most of Turkey’s major partners, sources told Hiiraan Online on Tuesday.
Full Story
MOGADISHU (Xinhua) -- The United Nations senior envoy in Somalia has called on Somalis to pursue homegrown solutions to their problems amid tensions between the federal and regional state governments.
Talaado, October, 30, 2018 (HOL)–Howlgalka midowga Africa AMISOM ayaa waxba kama jiraan ku tilmaamay hadal ka soo yeeray Ururka Al-shabaab oo sheegtay in ay qarax ku dileen 30 askari oo ka tirsan ciidamada Itoobiya ee qeybta ka ah howlgalka AMISOM.
MOGADISHU, Oct. 29 (Xinhua) -- Somalia's cabinet on Monday approved a budget of 340 million U.S. dollars for the 2018/2019 financial year which is 65 million dollars more than the previous fiscal year
Isniin, October, 29, 2018 (HOL) -Afhayeenka Golaha Iskaashiga Dowlad gobolleedyada Cabdullaahi Sheekh Xassan ayaa sheegay in ay u arkayaan warqada la sheegay in ay ka soo baxday xafiiska madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo mid lagu carqaladeynayo sida uu hadalka u dhiggay waanwaanta Aqalka Sare.
KISMAYO (HOL)–New details have emerged over clashes in the Somali port city of Kismayo where soldiers loyal to the local administration clashed with new rebellious military recruits who were hired to strengthen the security of the region which is struggling to flush out fighters loyal to the Al-Qaeda linked al-Shabab group that are still active in surrounding areas, official say.
Axad, October, 28, 2018 (HOL)- Guddoomiyaha golaha Aqalka sare, Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa maanta hadallo adag ka jeediyay xarunta golaha Aqalka sare,iyadoo inta badan khudbadiisa uu diiradda ku saaray khilaafka dowladda federaalka iyo dowlad-gobolleedyada.
Sabti, October, 27, 2018 (HOL) – Dagaal culus oo leysku adeegsaday noocyada kala duwan ee hubka ayaa magaalada Kismaayo maanta ku dhaxmaray ciidamo ka tirsan maamulka Jubbaland iyo maleeshiyo beelleed.
KISMAYO (HOL) – Heavy fighting has broken out between security forces and clan militias in the southern Somali port city of Kismayo town, officials say in a new escalation of fighting late on on Saturday.
A 56-year-old man has been arrested in Florida in connection with a mail-bombing campaign aimed at critics of US President Donald Trump.