More Articles
Khamiis, Janaayo, 24, 2019 (HOL)- Ciidamada xoogga dalka Soomaaliya iyo kuwa maamulka Jubbaland ayaa Al-shabaab ka saaray deegaano ka tirsan gobolka Jubbada Hoose.
Warkii oo dhan
Former Somalia President Sharif Sheikh Ahmed has declared that he will once again offer himself for the countryโs top seat.
Full Story
Arbaco, Janaayo, 23, 2019 (HOL)-Maxkamadda gobolka Banaadir ayaa amaratay in xabsiga dhexe ee Xamar lagu sii hayo Antony Thomas oo ah 48 sano jir u dhashay Boqortooyada Ingiriiska.
Talaado, Janaayo, 22, 2019 (HOL) โ Madaxweynaha dowlad goboleedka Hirshabelle Maxamed Cabdi Waare ayaa isku shaandheyn ku sameeyay golihiisa wasiirada waxaana hadda ka socda xarunta madaxtooyada Hirshabelle ku dhowaaqista golaha cusub ee Wasiirada.
MOGADISHU (Reuters): As the rubbish built up on the rubble of Mogadishuโs wrecked streets, Ahmed Abdullah saw a business opportunity.
MOGADISHU - The Federal Government of Somalia and aid agencies operating in the country have today launched the 2019 Humanitarian Response Plan (HRP) and called on donors to provide sufficient and early funding to sustain aid operations in Somalia in 2019.
Isniin, Janaayo, 201,2019 (HOL)-Qaar ka mid ah masโuuliyiinta shirkadda Isgaarsiinta Hormuud oo la soo xiriira Hiiraan Online ayaa sheegay in ciidamada Kenya xalay gubeen xaruntii shirkadda Isgaarsiinta Hormuud ee deegaanka Dhuyac โGaroon oo ka tirsan degmada Salagle ee gobolka Jubbada Hoose.
Axad, Janaayo, 20, 2019 (HOL)โWasiirkii hore ee Boosatada iyo Isgaarsiinta Somaliland Maxamed Jaamac Abgaal oo warbaahinta la hadlayay ayaa sheegay in cudurro kala duwan uu ka qaaday lacago ka badan mishaarkiisa oo uu cunay muddadii uu xilka hayay.
With every new piece of information that has come to light about the perpetrators of the 14 Riverside Drive attacks, it has become clearer that the authorities knew about Mahir Khalid Riziki, the suicide bomber.
Sabti, Janaayo, 19, 2019 (HOL)- Howlgal ay ka iska kaashadeen ciidamada dowladda Soomaaliya iyo ciidamada shisheeye ee taageerada militari siiya ayaa lagu dilay ku dhawaad 73 dagaalyahan iska horimaad culus oo maanta oo Sabti ah ka dhacay deegaanka BaarSanguuni ee gobolka Jubbada dhexe.
Rep. Ilhan Omar, who made headlines last November after becoming the first Somali American ever elected to the U.S. Congress, will tell her life story in an upcoming memoir, Forbes reports.
Tana River Governor Dhadho Godhana has asked all Somali refugees in Kenya to return home.