More Articles
Isniin, April, 01, 2019 (HOL)โ Dowladda Belgium ayaa markii ugu horeysay ku dhawaaqday in ay si rasmi ah u aqoonsatay Baasaboorka Shaqaalaha iyo midka Diblomaasiga ee Soomaaliya ee loo yaqaano Service and Diplomatic.
Warkii oo dhan
Axad, Maarso, 31, 2019 (HOL)- Isbitaalka Banaadir ee magaalada Muqdisho ayaa la dhigay ku dhawaad 35 ruux oo sida la sheegay ku sumoobay boorash ay ka cabeen goob lagu quudiyo dadka daโyarta ah.
Mogadishu (HOL) - The director of the London-based Anti-Tribalism Movement was honoured on Thursday by the British Royal Family for his work with the Somali community.
Full Story
Sabti, Maarso, 30, 2019 (HOL)- Guddoomiyaha Gobolka Banaadir Cabdiraxmaan Cumar Cismaan Yariisoow oo goor dhaw la hadlay warbaahinta ayaa sheegay in xaalad deg deg ah oo lagu xaqiijinayo Amniga lagu soo rogay magaalada Muqdisho.
Mogadishu (HOL) - Officers from Somalia's Tax Collection Department were involved in a hostile incident on Saturday as they forcibly tried to gain entry into Universal TV's Mogadishu office.
Jimco, Maarso, 29, 2019 (HOL) - Waxaa maanta aad loo adkeeyay amniga magaalada Jigjiga, iyadoo dhammaan waddooyinka iyo masaajidda lasoo buux dhaafiyay Ciidamada amniga sida booliska gaarka ah iyo booliska caadiga ah.
Somaliaโs capital Mogadishu has seen a deadly one week with sustained attack by insurgent group Al-Shabaab claiming the lives of close to thirty people.
NAIROBI, Kenya (AP) โ An explosives-laden vehicle detonated outside a busy restaurant in Somalia's capital, killing at least 16 people, police said Thursday.
Khamiis, Maarso, 28, 2019 (HOL)- Dowladda Soomaaliya ayaa cambaareysay qarax ay dad rayid ahi ku dhinteen oo Alshabaab la beegsadeen goobo ganacsi oo ku yaalla magaalada Muqdisho.
Arbaco, Maarso, 27, 2019 (HOL)โQarax khasaare dhimasho sababay ayaa goor dhaw ka dhacay degmada Warta Nabada [Ex Wardhiigley ] ee magaalada Muqdisho.
MOGADISHU (Xinhua) -- The international partners on Tuesday welcomed reforms in Somalia's security sector to help flush out the al-Shabab militant group.
Talaado, Maarso, 26, 2019 (HOL)- Xukuumadda Soomaaliya ayaa cadeysay mowqifkeeda ku aadan go'aanka Mareykanka ee Buuralayda Golan