11/29/2024
Today from Hiiraan Online:  _





Opinion - Frikado

More Articles


Somali News Update -Tuesday - July 26, 2022

Regional forces in southeast Ethiopia killed 85 al Shabaab militiamen during border clashes on Monday, the state broadcaster and a regional commander said, days after the insurgents staged rare raids in the area. The fighting adds to the security headaches for Prime Minister Abiy Ahmed as he tries to quell an insurgency in Oromiya region, pacify disgruntled paramilitary groups in Amhara region, and start peace negotiations with the rebellious northern region of Tigray.

Full Story

Wararka Maanta-Talaado, Luulyo 26, 2022

Talaado, Luulyo, 26, 2022 (HOL) - Afhayeenka Madaxweynaha Soomaaliya Cabdikariin Cali Kaar ayaa sheegay in uusan jirin wadahadal gaar ah oo dowladdaha Soomaaliya iyo Masar ka yeesheen arrimaha la xiriira Biyaha Nile.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Monday - July 25, 2022

Egyptian President Abdel Fattah el-Sisi on Monday hosted his Somalia counterpart Hassan Sheikh Mohamud for bilateral talks in Cairo as the recently inaugurated leader continues his tour of Egypt.

Full Story

Wararka Maanta-Isniin, Luulyo 25, 2022

Isniin, Luulyo, 25, 2022 (HOL) - Dowladdaha Masar iyo Soomaaliya ayaa mowqif isku mid ah oo hal dhinac ah ka qaatay, mashaariicda wabiga caalamiga ah ee Niil, sida lagu yiri war ka soo baxay madaxtooyada Masar.

Warkii oo dhan

Wararka Maanta-Axad, Luulyo 24, 2022

Axad, Luulyo, 24, 2022 (HOL) - Xildhibaannada Golaha Shacabka ee baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa berri kulan ku leh xarunta Golaha Shacabka ee Villa Hargeysa, kaddib codsi ka yimid xafiiska Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Sunday - July 24, 2022

Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh traveled to Egypt on Sunday to improve bilateral cooperation between the two countries.

Full Story

Wararka Maanta-Sabti, Luulyo 23, 2022

Sabti, Luulyo, 23, 2022 (HOL) - Golaha ammaanka ee dowlada Deegaanka Soomaalida, ayaa shaaciyay in la soo afjaray kooxdii Alshabaab ee afarta maalmood ka hor duulaanka kusoo qaaday gobolka Afdheer.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Saturday - July 23, 2022

Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud attended the closing of the East African Union (EAC) head of state summit in Arusha, Tanzania, on Friday, where the leaders discussed the request submitted by the Somali government to join the regional bloc.

Full Story

Wararka Maanta-Jimco, Luulyo 22, 2022

Jimco, Luulyo, 22, 2022 (HOL) - Guddiga amniga iyo nabada ee Midowga Afrika ayaa sheegay inay Soomaaliya caqabad ku tahay cunaqabataynta hubka ee saaran, iyagoo ku baaqay in laga qaado.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Friday - July 22, 2022

Mogadishu (HOL) - Somali President Hassan Sheikh Mohamud, who attended the prelude to the summit of the East African Community (EAC) head of states in Arusha in Tanzania on Thursday, has again submitted an official request for membership.

Full Story

Wararka Maanta-Khamiis, Luulyo 21, 2022

Khamiis, Luulyo, 21, 2022 (HOL) - Taliyaha milatariga Soomaaliya ee gobolka Bakool ayaa sheegay in degmooyinka Yeed iyo Ceel barde ay gacanta ku dhigeen ciidamada dowladda federalka Soomaaliya iyo ciidamada Liyuu Booliiska ee dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya.

Warkii oo dhan

Somali News Update -Thursday - July 21, 2022

Mogadishu (HOL) - Somali Prime Minister Hamza Abdi Barre is reportedly expected to appoint the former managing director of Dahabshiil Group’s operations in South and Central Somalia, Hassan Abdi Awad, as the next Deputy Prime Minister of Somalia.

Full Story



5:34:29 AM
Contact: [email protected]