|
Opinion - Fikrado |
•
The Vortex Leadership Issue of Somalia -
Abdullahi Dool
•
Kenya: Time to Deliver On Promises Made -
Ibrahim Mwathane
• The country that disappeared - Simon Reeve
• Sad Day for Mama Suubban - Abdi-Noor Mohamed
• Witnessing the end of Somali Internet Cafes? - Mohamed Mukhtar
• TFG Prime Minister's niceties; an ... - Abdirizak Omar Mohamed
• Variations of the Somali National Anthem - Ali H. Abdullad
• ONLF and its supporters confronted.. - A Responde - Hassan Mallin
• Somalia's Leadership: substance or rhetoric? - Sadia Ali Aden
• ONLF and its supporters Confronted by reality - Abdishakur Garad
More articles... |
|
Somali News Update - Thursday - March 20, 2008 |
Guards for African leaders battle; dozen injured - KAMPALA, Uganda (CNN) -- A fight between Ugandan and Libyan presidential guards sparked chaos during a ceremony attended by the heads of state from 11 African nations on Wednesday. Full News
South Africa: Attacks on foreigners deplored -
Sapa
Nigerian officers in Somalia ahead of troop deployment - AFP
Somalia: Situation Report no. 11 – 20 Mar 2008 - UN-OCHA
SOMALIA: "Runaway inflation" hurting livelihoods in Puntland - IRIN
Somali insurgents overrun government bases; 7 killed - AP
7 killed in latest raid by Somalia's Islamic insurgents - AP
South Africa: Somali shot, robbed at shop - Sapa
Somali refugee community takes lead in local integration in South Africa - UNHCR |
Waraka Maanta - Khamiis, Maarso-
20, 2008 |
Dagaalkii ka socday Qeybo ka mid ah Wadada
Wadnaha iyo Suuqa Bakaaraha oo sii xoogeystay
Khamiis, 20, Mar, 2008 (HOL): Waxaa sii
xoogeystay Dagaalkii saaka ka bilowday
Isgoyska Howl-Wadaag ee ka mid ah Waddooyinka
laga galo Suuqa Bakaaraha, iyadoo
dagaalkaasina uu ku faafay qeybo ka mid ah
Wadada Wadnaha.(Wararka
Maanta Mar-20)
C/qaasim
Salaad Xasan oo ka hadlay Dhibaatooyinka ka
jira Soomaaliya, gaar ahaan Magaalada Muqdisho
- HOL
Dhimasho
iyo dhaawac ka dhashay Weerar Bambaabo oo
xalay lagu qaaday Shineemo ku taala Degmada
Afgooye - HOL
Maamul
Goboleedka Puntland oo sheegay in uu bilaabayo
Baarista Shidaalka ku jira Deegaanada uu ka
taliyo - HOL
Dowladaha
Mareykanka iyo Yemen oo qabanaya shir looga
hadlayo Dadka Afrika ka taga ee Tahriibka ku
gala Dalka Yemen - HOL
Nolosha
Qoysaska Soomaaliyeed ee ku dhaqan Dalka
gudahiisa oo heer quus ah taagan kadib markii
sicir barar ku yimid maciishadda
quutul-daruuriga ah - HOL
Dagaal
ka soconaya Gudaha Suuqa Bakaaraha -
HOL |
Somali News Update - Wednesday - March 19, 2008 |
Battles rage in Mogadishu: at least 12 killed - Mogadishu - Fighting between insurgents and government troops rocked the Somali capital Mogadishu Wednesday, leaving at least 12 people killed, officials said, in ongoing clashes that have killed thousands since January 2007. Full News
Somali Islamic militants: Happy to be on US list of terrorist organizations - AP
Why do we still have a problem with integration? - Liverpool Echo
Battles erupt in Somali capital - Reuters
Puntland presidential hopeful campaigns in Seattle - HOL
Somali, Zanzibar, Djibouti presidents arrive - New Vision
UN Chief Urges New Somali Peace Effort - AP
United States Designates Somalia's al-Shabab as a Terrorist Group - VOA |
Waraka Maanta (Qeyb Labaad) - Arbaco, Maarso- 19, 2008 |
AFHAYEENKA ALSHABAAB: “Waan ku faraxsannahay
in uu Mareykanka nagu daro Liiska Argagixisada
waayo waxaan diidnay waxa uu isagu rabo”
Arbaco, March 19, 2008(HOL): Shiikh Mukhtaar
Roobow Abuu Mansuur oo ah Afhayeenka
Dhaqdhaqaaqa Al-Shabaab oo u waramayay Laanta
Afka Soomaaliga ee BBC-da, isla markaana wax
laga weydiiyay sida uu u arkayo hadal ka soo
yeeray Mareykanka oo ahaa in Ururkooda lagu
daray Liiska Argagixisada ayaa wuxuu sheegay
in ay aad ugu faraxsan yihiin hadalka ka soo
yeeray Mareykanka.(Wararka
Maanta Mar-19)
Ciidamada
Itoobiya oo lagala wareegay Fariisin ay ku
lahaayeen Xeradii Maslax ee Duleedka Suuqa
Xoolaha - HOL
Guddoomiyaha
Baarlamaanka Soomaaliya oo ku hanjabay in uu
is-casilayo haddii aaney Xildhibaannada
bedelin qaab dhaqankooda - HOL
Tuugo
South African ah oo Dilay Ganacsade Somaliyeed
- HOL |
Waraka Maanta - Arbaco, Maarso- 19, 2008 |
Jilaaga caanka ah ee Ow-Kuu Kuu oo Muqdisho ku
xanuunsanaya, Daryeel la’aan-na ay heyso
Arbaco, March 19, 2008(HOL): Haddii aad ku
taqiinay inuu wax badan kaa qosliyo, haatan ma
jiro qosolkii aad ku tiqiin jilaaga C/llaahi
Amiir Rooble(Ow Kuu-kuu) waxa uuna ku
xanuunsan yahay hoygiisa ku yaala Ex-Fiyoore,
kaasi oo uusan meelna uga dhaqaaqin tan iyo
markii ay burburtay Dowladdii hore ee
xanaaneyn jirtay Fannaaniinta Soomaaliyeed.(Wararka
Maanta Mar-19)
Dad
ka careysan Sicir barar ka taagan Magaalada
Muqdisho oo boobay Raashin Ganacsato u rarnaa
- HOL
Dagaal
ka dhacay Deegaanka Suuqa Xoolaha -
HOL
Xoghayah
Guud ee Qaramada Midoobay oo shaaca ka qaaday
Suurtagalnimada in Ciidamo ka socda UN-ka loo
diro Soomaaliya - HOL
Maamulka
Gobolka Hiiraan oo Xabsiga dhigay Shaqsiyaad
la sheegay inay lid ku yihiin Nabadgelyada
- HOL
Al-shabab
oo lagu daray Liiska argagaxisada -
HOL |
Somali News Update - Tuesday - March 18, 2008 |
Dad
pleads for son's killer to turn himself in
- The father of Abdikarim Ahmed Abdikarim made
a passionate appeal for the Lawrence Heights
community to help solve his son's cold-blooded
murder.
Full News
'Disturbing' Video Shows Gunman -
National Post
Discarded Grenade Kills Three Somali Children
- AFP
Anger at Somali pirates' ransom - BBC
Somali pirates free Russian ship - local
official - Reuters
SOMALIA: Land dispute erupts in Galkayo, 10
killed - IRIN |
Waraka Maanta - Talaado, Maarso- 18, 2008 |
Diyaarado joog hoose ku duulayay oo lagu arkay
Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha Hoose
Talaado, March 18, 2008 (HOL): Diyaarado joog
hoose ku duulayay ayaa maanta lagu arkay
hawada Magaalada Marka ee Gobolka Shabeelaha
Hoose, iyadoo diyaaradahaasina ay si weyn u
cabsi geliyeen dadka degmadaas ku dhaqan.(Wararka
Maanta Mar-18)
Banaanbax
looga soo horjeeday Guddoomiyaha Gobolka
Banaadir oo ka dhacay Deegaanka Ceelasha
Biyaha - HOL
Dadka
Degmooyinka Wadajir iyo Dharkeenley oo
sameeeyay Dibaxbax ay uga soo horjeedaan
ganacsatada Degmooyinkaas - HOL
Odayaasha
Dhaqanka iyo Midnimada Hawiye oo soo dhaweeyay
Hadalkii uu shalay sii daayay Ra’iisal Wasaare
Nuur Cadde - HOL
Ciidamo
ka wada tirsan Dowladda Federaalka Soomaaliya
oo xalay isku rasaaseeyay Gudaha Magaalada
Baydhabo - HOL
Ciidamo
ka amar qaata Dowladda Federaalka iyo Kooxo
hubeysan oo isku rasaaseeyay Xaafadda
Xararyaale ee Degmada Wardhiigley -
HOL
Waa
Sidee Xaaladda Degmada Buulo Burte ee G/Hiiraan?
- HOL |
Somali News Update - Monday - March 17, 2008 |
AU is Gradually Growing Teeth to Bite Errant Leaders - Long perceived as a toothless bulldog, the African Union (AU) appears to be finally shedding this tag in response to attempts by some African leaders to undermine democracy on the continent. Full News
Nine Somalis killed in land clashes - AFP
Puntland O&G industry to Receive Significant Benefit From Visit to Australia by Ministry Representatives - Oil Voice
SOMALIA: New IRIN podcast of Somali drama series - IRIN
Somaliland President and the US Military Base in Berbera - HOL
Terror made in Somalia: Why Kenya is in the line of fire - Nation Media
UNHCR proposes another refugee camp for Yemen - Yemen Times |
Waraka Maanta (Qeyb Labaad) - Isniin, Maarso- 17, 2008 |
Shirkii Muqdisho uga socday Ra’iisal Wasaare
Nuur Cadde iyo Guddiga Ammaanka Qaranka oo
Go’aanno laga soo saaray Isniin, March
17, 2008(HOL): Shir shalay iyo maanta gelinkii
hore uga socday Magaalada Muqdisho Ra’iisal
Wasaare Nuur Cadde iyo Guddiga Ammaanka
Qaranka ayaa gunaanadkii shirkaas waxaa ka soo
baxay go’aanno ku saabsan dib u heshiisiinta
iyo sugidda Nabadgelyada Muqdisho.(Wararka
Maanta Mar-17)
Dagaal
ay Dad ku dhinteen oo ka dhacay Gaalkacyo
- HOL
Xukuumadda
Somaliland oo mar kale ku baaqday 3 Maalmood
oo Soon ah iyo isu-soo bax kale oo Roob-doon
ah - HOL |
Waraka Maanta - Isniin, Maarso- 17, 2008 |
Sicir bararkii ugu ba’naa ee ku yimaada
Raashinka iyo Shidaalka oo ka taagan Magaalada
Muqdisho Isniin, March 17, 2008(HOL):
Qiimaha lagu kala iibsado raashinka quutul
daruuriga ah iyo shidaalka ayaa waxaa ku yimid
sare u kac aad u weyn, kaasi oo si weyn u
saameeyay dadka aan dhaqaalaha buuran lahayn
ee nolol maalmeedka la dagaalama.(Wararka
Maanta Mar-17)
Ciidamo
Itoobiyaan ah oo la wareegay gacan ku heynta
Degmada Diinsoor - HOL
Sarkaal
ka tirsan Ciidamada Nabad-sugidda Degmada
Afgooye oo lagu toogtay gudaha Degmadaas
- HOL
Guddoomiyihii
hore ee Degmada Beledweyne oo Xalay lagu dilay
Deegaanka Ceel Dheer ee Degmada Guriceel
- HOL
Taliye
ku xigeenka Ciidanka Booliska Gobolka Sh/hoose
oo beeniyay hadal uu sii daayay Guddoomiyaha
Gobolka Banaadir - HOL
Guddoomiye
Degmada Huriwaa oo sheegay in uusan hoos-tegin
Maamulka Gobolka Banaadir - HOL
Madaxweynaha
Somaliland oo Guddi u magacaabay xallinta
khilaafaadka Guddiga Doorashooyinka -
HOL |
Waraka Maanta (Qeyb Labaad) - Axad, Maarso- 16, 2008 |
Shiikh Xasan Daahir Aweys oo sheegay in aysan Wax Wada hadal ah la geleynin Dowladda Federaalka Soomaaliya Axad, March 16, 2008(HOL): Shiikh Xasan Daahir Aweys oo ka mid ah Mas’uuliyiinta Maxkamada Islaamka iyo Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya ayaa isagoo ku sugan magaalada Asmara ee Dalka Eritrea waxaa uu u sheegay Wakaaladda Wararka Reuters in aysan wax wada hadal ah la geleynin Dowladda Federaalka Soomaaliya.(Wararka Maanta Mar-16)
Dowladda Uganda oo Gaadiid ugu deeqday Ciidamada Booliska Dowladda Federaalka Soomaaliya - HOL
Madaxweyne Daahir Rayaale oo markii u horaysay sheegay inuu Maraykanka ku marti-qaaday Saldhig Milatari oo uu ka siiyo Berbera - HOL
Xafiisyo ay leedahay Wasaaradda Caafimaadka Somailland oo la jabsaday - HOL |
Somali News Update - Sunday - March 16, 2008 |
Somali Islamist leader rejects talks with gov't - MOGADISHU, March 16 (Reuters) - A senior Somali Islamist leader rejected on Sunday an offer of talks by the interim government to end insurgent attacks, including beheadings, that have sparked one of the world's worst humanitarian crises. Full News
Situation Report # 10 - 14 March, 2008 - OCHA
"We want Maltese to understand us" - refugees - Malta Star
‘Tribalism is backward’ - Museveni - New Vision
Victim son of soccer great - Toronto Sun |
Waraka Maanta - Axad, Maarso- 16, 2008 |
Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde iyo Guddiga Ammaanka Qaranka oo shir ku leh Muqdisho Axad, March 16, 2008(HOL): Ra’iisal Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Nuur Xasan Xuseen (Nuur Cadde) iyo Guddiga Ammaanka Qaranka oo ka kooban Taliyayaasha kala duwan ee Ciidamada Dowladda Federaalka Soomaaliya iyo Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ayuu shir uga socdaa hoyga uu Muqdisho ka degan yahay Ra’iisal Wasaaraha.(Wararka Maanta Mar-16)
Maxkamadaha Islaamka oo sheegtay in ay ka dambeeyeen weerar xalay lagu qaaday fariisimo ay ku sugan yihiin Ciidamo Soomaali iyo Itoobiyaan ah - HOL
Maamulka Degmada Buur-Hakaba oo Degmadaas isaga baxay kadib markii ay ku soo dhawaadeen Xoogagga Al-Shabaab - HOL
Guddoomiyaha Degmada Xamar Jajab oo ka badbaaday isku day lagu dili lahaa - HOL
Dadka uu soo rito Cudurka Shubanka oo si weyn ugu soo badanaya Gobolka Hiiraan - HOL
Soomaalida UK oo ka qaybgalay Dibad-bax lagu diidan yahay Duulaanka Maraykanka ee dunida Muslimka. - HOL |
Waraka Maanta - Sabti, Maarso- 15, 2008 |
Dagaal ka dhacay Magaalada Muqdisho Sabti, March 15, 2008(HOL): Dagaal xooggan oo la isugu adeegsaday hubka culus iyo midka fudud ayaa goor dhaweyd waxaa uu ka dhacay xaafado ka mid ah Degmada Yaaqshid, gaar ahaan nawaaxiga Fariisimo ay Ciidamo Itoobiyaan ah ku leeyihiin Warshaddii Baastada iyo Warshaddii Xeyla Bariise.(Wararka Maanta Mar-15)
Isbaheysiga Dib u xoreynta Soomaaliya oo sheegay in aaney jirin cid uga qeybgashay Shirkii Bulshada Rayidka Soomaaliyeed ka dhacay Dalka Uganda - HOL
Dad Rayid ah oo ku waxyeeloobay Rasaas ay fureen Ciidamo ka amar qaata Dowladda Federaalka oo ku sugan Isgoyska Howl-Wadaag - HOL
Hargeysa oo mar kale ku waaberiisatay Waraabe Qoorta laga jaray oo la dhigay mid ka mid ah Xaafadaha Magaaladaas - HOL
Beelaha Xawaadle iyo Abgaal oo gaaray Heshiis kama dambeys ah oo lagu dhameynayo Colaad u dhaxeysa Labada Beelood - HOL
Banaanbaxyo lagu taageerayo Baaqii Dib u heshiisinta ahaa ee uu sii daayay Ra’iisal Wasaare Nuur Cadde oo ka dhacay Degmooyin ka tirsan G/Sh/Hoose - HOL
Qiimo koror ku yimid Shidaalka oo saameyn ku yeeshay Dadka ku dhaqan Magaalada Muqdisho - HOL
Shirkii Wadamada Islaamka ee Senegal lagu qabtay oo looga hadlay arrimaha Soomaaliya - HOL |
|