More Articles
jimco, July, 12, 2019 (HOL)-Wararka ka imanaya magaalada Kismaayo ee xaruta gobolka Jubbada hoose ayaa sheegaya in dadkii caawa ku dhintay weerarradii iyo qaraxyadii lagu qaaday Hotelka Cascaseey ay mid noqotay Wariye Hodan Naaleeye.
Warkii oo dhan
Khamiis, July, 11, 2019 (HOL)- Hay'adda nabad sugidda iyo sirdoonka qaranka Soomaaliyeed ee NISA, ayaa maanta shaaca ka qaadday in gacanta lagu dhigay Rag qorsheynayay weeraro iyo hubkii ay wateen,kaddib howlgal ay ciidammada amniga ka fuliyeen dulleedka Muqdisho.
MOGADISHU (Xinhua) -- Somalia and two international agencies on Thursday launched a program to boost education opportunities for children and youth impacted by ongoing crises in Somalia.
Full Story
Somalia's military says it executed three men convicted of carrying out a deadly attack on a hotel in the capital in 2017.
Arbaco, July, 10, 2019 (HOL) - Maxkamada Darajada koowaad ee Ciidamada Qalabka sida ee Soomaaliya ayaa subaxnimadii hore ee saakay oo Arbaco ah waxaa ay xukun dil toogasho ah ku fulisay Saddex rag ah oo loo heysto inay ka dambeeyeen weerar lagu qaaday Hotelka Naasa-Hablood 2 ee Magalada Muqdisho Sanadkii 2017.
Ethiopia prime minister has sent emissaries to Kenya and Somalia seeking to have their maritime border dispute resolved without worsening flagile diplomatic ties in the Horn of Africa.
Talaado, July, 09, 2019 (HOL)-Xaalada degaano labadii maalmood ee la soo dhaafay laba beelood ku dhexmarayey ayaa istaagey kadib markii ciidamo hawsha wax ka qabtaya ay yimaadeen.
MOGADISHU (AFP) - Five people, including three civilians, were killed in a gun battle in Somalia on Monday after al-Shabab militants opened fire on a checkpoint in the capital Mogadishu, officials said.
Isniin, July, 08, 2019 (HOL)- Xarrakada Al-shabaab ayaa galinkii danbe ee maalintii shalay waxaa ay afar ruux ku toogteen meel fagaaro ah degmada Jamaame ee Gobolka Jubbada Hoose.
Ugandan National Carrier is set to start flights to Mogadishu, the capital of Somalia, Somali civil Aviation Authority confirmed. Speaking to Hiiraan Online, Director of Somali Civil Aviation...
Axad, July, 07,(HOL)–Shirkadda diyaaradaha Uganda Airlines ayaa lagu wadaa in duulimaad toos ah ay ka bilaawdo garoonka diyaaradaha Aadan Cadde ee magaalada Muqdisho 01 bisha Augusto ee sanadkan sida uu Hiiraan Online u xaqiijiyay agaasimaha Waaxda Duulista Hawada Soomaaliya Axmed Macalin Xassan.
Sabti, July, 06, 2019 (HOL)-Wasiirka Arrimaha dibada Soomaaliya Axmed Ciise Cawad oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Muqdisho ayaa faahfaahin ka bixiyay qodobadii ugu muhiimsanaa ee looga hadlay kulan maanta ka dhacay Gudaha Garoonka Diyaaradaha Muqdisho oo uu la qaatay Wakiilada Beesha Caalamka ee Soomaaliya.